Hijrada Rasuulka Duruus iyo Cibrooyin baa ku jira
Hijrada nabigu (Salalahu Calayhi wa salam) waa taariikh muhiima oo ay Muslimiintu leeyuhiin. In yar ayaa taqaana muhiinada ay leedahay taariikhdaasi. Muxaadaradan waxa aan ku eegaynaa qaar ka mida duruusta aan ka baran karno hadaan Soomaali nahay.