Hambalyo Dumar Ceerigaabo ee Muuse Shaani ka hor yimid, inuu Ciidan & Xoog ku garaaco Sarkaalkii Kamaal ee Deegaankiisii jooga, ee uu laayo Dhalinyaro la socoto Sarkaal Jamaal.

Muuse biixi  uu diidey Nabad, uu diidey wax wada lahaanasho, wuu diidey Cadaalad, kolkaa Muuse wuu
diidey xaqii, kolkaa in layska celiyo oo xaqa & anaaga & Cadaalad uu diidey in xoog & Xabad lagaga qaado.
Waayo, Muuse isba Shaani ayuu tuurey, Dumarkooda wuxuu ku gubaabiyey & Odayadooda Subeer Awal
ma kaco haduu kacana ma fadhiisto ayuu Suldaan Xasan Jeegaan ku andacoodey, Dumarkoodu waxay ku
barooranayeen Hoodaale & Dan  Duco haday israacaan Subaar Awal waxba naga qaldan, oo Sadexda alaala
ah ay ku barooranayeen.
Hadaba Muuse Shaani Subeer Awal ayaa mudan ayuu ku andacoodey, Muuse Shaani wuxuu miisey
Reerkiisii Dal & Debedba, kolkaasuu dhegaha ka firaystey Cadaaladii Shirkii G/Libaax, & Wada lahaanshihii &
Subeer Awal, waxay ku andacoodeen, Muuse Shaani, Boobe. Ina Xaashi, Cali Gurey, Huteel Guuleed, Ramaax
Qabyaalafu kaada hadlisey, Cunfi & Cuqdad kuada cireystey.
Sidaas darteed, Muuse Jeegaan Qabyaalayste uxuu diidey Cadaalad ee hala taageero Cadaalad Doonka Caare
& Jamaal & xaq u dirirka & Dumarka Ceerigaabo ee dhiidhiyey, ee garab & gaashaan isla barbar taagey Caare &
amaal, Guulaysta Jabhada xaq u dirirka Caare & Jamaal & Dumarka Ceerigaabo, Guul & Guul.
Muuse Shaani & Taani & Awalland halala jihaatamo, oo Garxajisland, Hartiland, Samaroonland, Arabland, &
Gabooyeland halagula jahaatamo, haduu yidhi Aaland & Jeegaanland Wadankii.
Wabilaahi Tafiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker