Sideed Qof Oo Lagu Dilay Dalka Mozambique

Koox looga shakinsan yahay inay yihiin maleeshiyaad islaamiyiiin ah ayaa 8 qof ku dilay gobol ku yaalla dalka Mozambique.Weerarka lagu qaaday gobolka Cabo Delgado ee dalka Mozambique ayaa noqonaya kii ugu dambeeyay ee halkaasi ka dhaca.Labo weerar ayaa horraantii toddobaadkani lagu soo warramay inay dhaceen Mozambique.Jornaal gaar loo leeyahay ayaaa kusoo warramaya in tuulada Macanga ee ku taalla degmada Palma weerarka lagu qaaday Sabtidii halkaaso guryo badan oo aanan la tiradoodu la sheegin lagu gubay.Article share tools

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker