SOMALILAND XAQBAY ULEEDAHAY INAY XADKEEDA SUGTO

ramadaan mobaraak dhamaan  meel kasta aad  ku soo man tihiin allah haynaga aqbalo
dhamaanteen,
 waxan aan jeclaystay   inaan  dagaalka  ka socda  gobol ka sool  aragtidayda ka dhiibto;
allah colaada  haynaga qaboojiyo horta
dhiig taada  ma ogolin  waxanan jeclahay in wada hadal iyo dood cilmiyey san looga gudbo dagaal   iyo maato la qaxiyo    maanta ,
aduunyadu dhaqaale ayey  ku tar tamaysaa maanta ,  inaynu joogno  qarni ka hor  halkay joogtay dunidu waa inoo magac xumo  !!!
waa inaynu barano sidii aynu uwada noolaan lahayn waxna uwada qabsan lahayn inagoo siman  oo mid keen ba midka kale uu xaq dhawrayo oo aanu tacadiyeyn ama aanu  dulmayn  ..
Aan usoo noqdo dulucda  qormadayda e
sool maxaa  ka jira   maxaa laysku hayaa
muxuuse  dabkan iyo coladahan udami la yihiin
bal aan qiyaaso  aragtiyaha   lakala qabo  labada dhinac
PUNTLAND   waxay ku doodaysaa  dadka dega sool wada dhalasho ayaa naga dhexaysa
puntland waa maamul goboleed  ka tirsan somalia  kana amar  qaata  taas micnaheedu waxa weeye somalia na way ku raac san tahay arinta  ah  dadka dega sool wada dhalasho aya naga dhexaysa  oo waa in aanu maamulnaa  waa siday ay leeyihiin siyaasiyiintooduye  ,
SOMALILAND  waxa ay leedahay waxaanu xaq uleenahay madaama aanu gooni goosad  ku dhawaaqnay mudo  rubuc qarni laga joogo dawlad  dhamays tirana aanu nahay beesha calamkana  aanu ka sugayno citiraaf oo somalia aanu ka go nay waa in aanu xuduudihii caalimiga ahaa   ee  mustacmarka aanu  sugnaaa  ,,
hadaba  meesha ma qabiilo ayaa isku haya mise  dawlado  ??
tusaale  yar oo kooban  hadii aan arinta ka bixiyo   xadka etopia wuxu kala dhex maraa  badhtamaha somali  wuxu kala xidhaa qabiilo badan oo wada  dhashay  buhoodle ayuu  badhtanka.ka mara oo  bali dhiig buu dhex maraa oo gashaamo aya gunta ugu jirta  wajaale ayuu kala dhex mara oo xarshin iyi daroor iyo dhagaxbuur ilaa awaare  ayaa  hoos tagta   etopia  war dheer  buu maraa   ee  maxaa  looga hadli wayey   harti   hadii ay maanta sool noqotay  gashaamo jig jiga looga taliyaaye ma.is waydiisay sababta    waxaan ka wadaa hadalka qabiil dawlad  noqon maayo   waa dhab kelmadaasi marka sideeda loo qaato  dhan walba  khalad ba ku jira  ee  miiska wada hadalka ayaan ku baaqayaaa   walayalaal  maanta   horumar iyo  wada nolaansho iyo walal nimo ayaanu rabnaa hadaanu nahay dhalintii   dalka   si cilmiyeysan    udood  dawladnimadu ma aha  qabiil qabiil lagu riixo
MOBARAK DHIIF✏
dhiifmotors@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker