Xeerkii furista Ururrada Siyaasadda Oo Loo Gudbiyey Garyaqaannada Golaha Wakiillada

Guddoomiye kuxigeenka Labaad ee Golaha Wakiillada Somaliland Cali Xaamud Jibriil, ayaa sheegay in Xeerkii furista Ururrada Siyaasadda ee Xeer 14 ee Golahaasi uu ku soo celiyey Madaxweynuhu in loo gudbiyey Garyaqaannada Golaha Wakiillada, si ay tallo sharci uga soo bixiyaan, dibna ugu soo celiyaan Gole weynaha.

Fadhiga Maanta ee Mudaneyaasha Golaha Wakiillada ayaa loo qaybiyey ajandaha Kal-fadhiga Labaad ee Golahaasi.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker