Booliska Canada Oo Gacanta ku dhigay 70 Baabuur Laga xaday Dad Soomaali ku jirto

Booliska magaalada Toronto iyo magaalooyinka u dhow ee gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa sheegay inay howlgallo kusoo celiyeen gawaadhi la xaday oo lagu qiimeeyay malaayiin dollar.

Soomaalida deggen magaalada Toronto ayaa kamid ah dadka gawaadhida laga xaday.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker