Xisbiga UCID Oo Maanta Wacdaro ka dhigay Fagaaraha Beerta xoriyada ee Hargaysa

Xisbiga UCID, ayaa maanta wacdaro ka dhigay Fagaaraha Beerta xoriyada ee Caasimadda Hargaysa .

Guddoomiyaha Xisbiga UCID ahna musharrax madaxweyne mudane Faysal Cali Waraabe, ayaa faagaaraha beerta Xorriyadda ee Magaalada Hargeysa kaga qayb galay ololaha doorashada isku sidkan ee wakiillada iyo deegaanka ee Xisbiga UCID oo maanta guud ahaan-ba gobollada iyo degmooyinka dalka ka bilaabmay.

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe iyo masuuliyiin sar sare oo xisbiga ah ayaa kumanaan taageerayaasha xisbiga ah iyo musharraxiinta kala qayb galay wacdaraha ay fagaaraha beerta Xorriyadda Hargeysa ay ku soo bandhigayeen kumanaan iyo kumanaan xisbigaasi.

May be an image of 6 people, people sitting, people standing and outdoorsMay be an image of 1 person, standing, motorcycle and roadMay be an image of 5 people, people standing and outdoorsMay be an image of one or more people, people standing, road and crowdMay be an image of one or more people, people standing and outdoorsMay be an image of 4 people, people standing and outdoorsMay be an image of 8 people, people standing and road

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker