“Ma Jirto Cid Qaadan karta Dhibic Biyo Ah Oo Ay Masar Leedahay”. Madaxweynaha Masar

Madaxweynaha dalka Masar Cabdel Fataax Al-Sisi oo hadda ka hadlay biyo-xidheenka Itoobiya ayaa yidhi “hanjabaad ka dhan ah biyaheennu waxa ay burburin kartaa gobolka.”

“Halkan cidna uga hanjabi maayo laakiin waxaan mar kale ku celinayaa cidna ma qaadan karto dhibic biyo ah oo Masar leedahay. Haddii ay taasi dhacdo waxa gobolka ku imanaysa xasillooni darro aan macquul ahayn.
“Cid kasta oo taabata biyaha Masar, waxay arki doontaa fal-celinteenna. Mar kale cidna uma hanjabayo, laakiin biyaheennu waa khad cas.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker