Guddiga Doorashada Soomaaliya ee lagu muransan yahay oo Foomamkii Doorashada Kula Diray Maamul Goboleedyada

Guddiga Doorashada Soomaaliya ee lagu muransan yahay ayaa sheegay inay foomamka Doorashada iyo habraacyada u kala direen maamul Goboleedyada.

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) ee 2020/21 isagoo tixraacaya faafinta rasmiga ahayd ee dhaqan galinta doorashada isla markaasna ahmiyad wayn siinaya dardargalinta howlaha doorashooyinka dalka ayuu u kala diray Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya habraacyada doorashada iyo foomamka ay u baahan yihiin inay buuxiyaan musharxiinta doorashada kuraasta Aqalka Sare

SIDAASI AYAA LAGU YIRI QORAAL KA SOO BAXAY GUDDIGAArrin tan ayaa ku soo aadeysa iyadoo wali uu taagan yahay khilaaf ku aadan hanaanka doorashada sida xubnaha guddiga oo ay mucaaradku ku doodayaan inay ku jiraan shakhsiyaad taabacsan madaxweyne Farmaajo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker