“Shaqo Muwaadin Qaban Karo Qof Ajaanibi Ahi Ma…” Madaxweyne Biixi Oo Sheegay Inay Ka Go’an Tahay In Shaqo Qof Muwaadin Ahi Qaban Karo Aan La Siinin Qof Ajaanib Ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta daah-furay shirweyne shaqo abuur loogu samaynaayo muwaadiniinta reer Somaliland, waxaana shirkaasi soo qaban qaabisay wasaaradda shaqo gelinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska, ayaa waxa uu sheegay in ay ka go’an tahay in shaqo qof muwaadin ahi qaban karo aan la siinin qof ajaanib ah, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker