Golaha wakiilada Somaliland oo ansixiyaay miisaniyada 2024
Golaha Wakiilada Somaliland aya ansixiyey miisaaniyada 2024 .
Waxaa ogolaadey 41 Xildhibaan , waxaa diiday 6 , waxaana ka aamusay 1 mudane