Maxay tahay wufuuda haatan booqashada ku imanaya somaliland. Guul?

Sida aan oganahay jamhuuriyadda curdinka ee somaliland waxa yimid wufuud uu ugu danbeeyey kii masar ka
yimi.

Tan iyo tallada dalka qabatay xukuumadan uu gadhwadeenka ka yahay muuse biixi cabdi waxaad moodaa inay ina soo booqdeen shaqsiyaad muhiima.kuwaas oo dalkeena yimi tani waa guul la odhan karaa.

Haddaba xukuumadan waxa la gudboon inay ka faaidaysto indhahaa caalamka mar walboo qof muhiima ku yimaado waxa sare u kacasa qiimaha dalka
Hamse riiraash

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker