Xafiisyada Hay’adda laanta socdaalka ee Soomaaliya ku leedahay Hargeysa

Mid kamid ah Xafiisyada Hay’adda laanta socdaalka ee Soomaaliya ku leedahay Hargeysa gaar ahaan xaafadda Badacas. Halkan ayaa Baasaboorka Soomaaliya laga soo xereeyaa qofka reer Somaliland-na waxaa laga qaada in ka badan $300 halka Muqdisho & Garoowe qofka jooga ay kaga baxdo wax ka yar $150.

Dhaqaalaha kasoo xerooda xafiiskan waxaa shuraako ku ah Dhinaca Somaliland shaqsiyaad isugu jira Ganacsato caan ah, Saraakiil ciidan & masuuliyiin kale oo dhamaantood Korneyl la hayb ah.

Dhinaca Soomaaliya waxa qayb ka ah Xildhibaano, Siyaasiyiin & Madaxdhaqameed Muqdisho u dhashay oo laga naas nuujiyo dhaqaalaha Hooyooyinka xanuunsanaya & muwaadiniinta gobolada woqooyi ku bixiyaan helista Baasaboorka.

Xigasho. Wariye Bakeyle

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker