WhatsApp oo adeega cusub soo kordhisay

WhatsApp ayaa sheegtay inay u oggolaan doonto isticmaaleyaasha inay tafatiri karaan fariimaha, tallaabadaas la mid tahay qaab ay bixiyaan shirkadaha ay tartan ka dhaxeeyo sida Telegram iyo Signal.

Shirkaddu waxay sheegtay in fariimaha la tifaftiri karo ilaa 15 daqiiqo ka dib marka la diro.

Adeegga Whatsapp ayaa katirsan shirkadda weyn ee tignoolajiyada Maraykanka laga leeyahay ee Meta, taas oo sidoo kale leh Facebook iyo Instagram.

Wahatsapp ayaa hadda waxaa isticmaasha 2 bilyan oo qof waxaan ugu badan Hindiya oo ah suuqa ugu weyn, oo ay isticmaalaan 487 milyan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker