Gobolka Alberta oo qoondeeyey lacag wax looga qabanayo rabshadaha
Dowladda gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa ku dhawaaqday malaayiin dollar oo wax looga qabanayo rabshadaha loo adeegsado hubka.
Arrintan ayaa kusoo beegmeysa xilli saddex maalin kahor ay dilal ka dheceen magaalada Edmonton ee gobolkaasi Alberta.