Allaha u naxariistee waxaa goordhawayd  Degmada Dayniile ee gobolka Banaadir lagu aasay Marxuum Maxamed Qanyare Afrax

Allaha u naxariistee waxaa goordhawayd  qabuuro
kuyaala Degmada Dayniile ee gobolka Banaadir
lagu aasay Meydka Marxuum Maxamed Qanyare
Afrax oo shalay ku geeriyooday magaalada
Muqdisho.

Aaska Maxamed Qanyare waxaa kasoo qeyb
galay masuuliyiin badan oo katirsan dowlada
Soomaaliya oo isugu jiray Xildhibaano katirsan
labada Aqal, Wasiiro, Masuuliyiin katirsan
maamulka G/Banaadir, Saraakiil ciidan,
waxgarad iyo dadweyne kale oo badan.
Dhamaan dadkii ka qeyb galay aaska Marxuum
Qanyare ayaa wajiyadooda laga dheehanayay
sida ay uga murugsanaayeen geeridii ku timid
Allaha u naxariistee Maxamed Qanyare Afrax oo
ahaa siyaasi aad loo qadariyo.
Masuuliyiintii iyo dadkii kale ee ka qeyb galay
aaska Maxamed Qanyare Afrax ayaa u duceeyay
Marxuumka iyagoona ilaah uga baryay inMarxuum Maxamed Qanyare Oo Aas Qaran Goordhaw Loogu Sameeyay Muqdisho.(Sawiro) – Heemaal News Network

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker