Ruushka oo sheegay in uu howlgelinayo boqolaal kun oo askari oo keyd u ahaa

Wasiirka gaashaandhigga ee Ruushka Sergey Shoigu ayaa xaqiijiyay in tallaabada qeyb ahaan ciidamada heeganka lagu gelinayo ay saameyn doonto ciidamada militeriga ee howlgabka ah.

Wuxuu sheegay in 300,000 oo cidanka keydka ah in la howlgelinayo.

Sergey Shoigu ayaa kasoo muuqday wareysi laga qaaday oo laga baahiyay warbaahinta dowladda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker