Dowladda Ingiriiska Oo Mallaayiin Dollar U Balan-qaaday Wadamo ay ka Mid yihiin Somaliland iyo Somaliya
Xoghaya arimaha dibadda UK Demonic Raab ayaa ku dhawaaqay 119 Malyan oo ah lacagta UK, taas oo u dhigata 158 Malyuun dolar oo loogu talo galay la dagaallanka karoona iyo gaajada wadamada soo koraya.
Mr Demonic Raab ayaa tilmaamay in lacagtan ay tahay mid loogu talo galay wadamadaย Somaliland ,Soomaaliya,Yemen, DRC Congo, South Sudan iyo Central African Republic.
Dowladda Britain ayaaย kamid ahย Dowladahaย Taageerada siiyaย Somalilandย iyoย Soomaaliya, waxaana ay ka caawisaa waxyaabo ay kamid yihiin tababarada Ciidamada