Wadahadal Hada U Socda Xukumadda Iyo Mucaaradka

Waxaa hada kulan u bilaabay wasiirka arimaha Gudaha Somaliland iyo xisbiyada mucaaridka .
Kulanka waxaa xisbiga UCID metelaya Gudoomiye Faysal Cali waraabe .
Xisbiga Waddani waxaa metelaya Gudoomiye ku xigeen Axmed Xaaji Cabdilaahi Xamarji .
Waxaa lagaga wada hadlayaa mudaharaadka xisbiyada mucaaridku ku baaqeen maalinta Khamiista .
Wixii Warar ka Soo Kordha Nagala Soco

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker