“Khilaafku Wuxuu Ka Taaganyay Qaraarkii Maxkamadda Sare, Ka Xukuumad Ahaana Ma Burin Karno” – Siciid Sulub
“Waxyaabaha khilaafku ka taagan yahay waa Qaraarkii Maxkamadda Sare, ka Xukuumad ahaana ma Burin karno” – Wasiirka Xanaanada Xoolaha jamhuuriyadda Somaliland Md Siciid Sulub Maxamed