Daawo ,Reer Awdal Ka Fogaada Dhulka Jaamacadda”. Madaxweyne Biixi Oo U Hanjabay Dadka Dhulka Danta Guud Degan.

Daawo “Dhici Mayso In Inanyari Iska Sheegto Dhul Intaasi Leeg,Reer Awdal Ka Fogaada Dhulka Jaamacadda”. Madaxweyne Biixi Oo U Hanjabay Dadka Dhulka Danta Guud Degan.

“Shalay waxaanu soo saarnay Wareegto. Danta guud waxaa loo kaydinayaa Qayb ka mid ah Shaqaalaha iyo Ciidamada si guryo loogu dhiso. Dadku wuxuu u bartay Fowdo, qori ayaa la haystaa, booliiskii ayay maalin walba is haystaan. Qoladiinan reer Awdal ha u dhawaanina aaga jaamacadda Camuud”. Madaxweyne Muse BIIXI

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker