Maxaa Ka Jira In La Musuqmaasuqay dub u dhiska Diyaaradda Khayriyada Hargeysa?

Heshiiska dub u dhiska Diyaaradda Khayriyada Hargeysa, Guddida Qandaraasyada Qaranku waxay ku bixiyeen mashruucan qiime lacageed ($132,784) waxaana la saxeexay (20-12-2020) madaxtooyada Somaliland waxay heshiiska la gashay Shirkadda Zak Construction(30-11-2020) muddada lagu dhamaynayay qandaraasku wuxuu ahaa (3 bilood) mar labaad waxay soo dallacday Shirkadda Zak Construction (29 JUN 2021) qiime lacageed ($89,369) lacagta xaddigaa leeg maxaa lagu sameeyay ? Madaxtooyada maxaa geliyay shaqooyinka dhismayaasha? Eng khibrada u leh dhismuhu lacag intee leeg ayay ku qiyaaseen dhismaha Diyaarad Khayriyada Hargeysa?

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker