Madaxweynaha Venezuela oo Gaadhay Brazil mudo dheer kadib

Madaxweynaha Venezuela Nicolás Maduro ayaa markii ugu horeysay booqday Brazil tan iyo markii uu mamnuucay madaxweynihii hore ee midigta fog Jair Bolsonaro sanadkii 2019.

Mr Maduro ayaa waxaa qaabilay madaxweynaha cusub, Luiz Inacio Lula da Silva.

Barasil ayaa waxaa kadhacaya shir madaxeedka madaxda Latin America ee Brasilia.

Lula ayaa yiri.”Waxa muhiimka ah ee ku saabsan imaatinka Maduro halkan waa in ay tahay bilawga soo laabashada Maduro.”

Mr Maduro waxa uu ka hadlay xiriirka labada dal iyo sidooklae in gobolka uu wax ka qabanayo saboolnimada.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker