Madaxweyne Trump Oo Aqalka Cad Afur Ugu Sameeyey Diblomaasiyiin Muslimiin Ah

Washington DC (OWN)-  Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa habeenkii xalay ahaa Aqalka Cad afur ugu sameeyey diblomaasiyiin ka socda qaar ka mid ah safaaradaha dalalka Islaamka.

 

Danjirayaal 50 kor u dhaafaya ayaa afurka qeyb ka ahaa, Warbaahinta ayaa sheegtay in xafladda sanadkan aan lo joogin sida kuwii sanadihii hore, iyada oo hoggaamiyeyaal Muslimiinta Maraykanka ka tirsan oo lagu marti qaadi jiray ayna sanadkan ka soo qeyb galin.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker