Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Kaantaroolka Galbeed Ee Berbera Oo Sababay Geeridda Afar Qof Iyo Afar Dhaawac.

Shil ay Sababeen Laba Gaadhi oo Isku Dhacay, Ayaa Sababay Geeridda Afar Qof Iyo afar kale oo dhaawac ah.
Labadda Gaadhi Ayaa Kala Ahaa Gaadhi Bas ah oo Sidday dad u Socday Berbera Si Bari uga codeeyaan Iyo Gaadhi Yar oo Vitz ah. Afar Qof ee dhimashadda ah, ayaa ku dhintay gaadhiga yar ee Vitz ah oo u Socday dhanka Hargeysa.

Shilkan ayaa ka dhacay Kaantaroolka GalbeedEe Berbera. Iyadoo Maydadkii Iyo dhaawaciiba la Keenay Cisbitaalka Guud Ee Magaaladda Berbera.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker