Ogaysiis Muhiima: Xaflada Shaacinta Musharaxa Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa Aqoonyahan Khadar Ciise Cabdi.

Ogaysiis Muhiima Oo Ku Socda Jahliyada Somaliland Ee Cannada.

Xaflada Shaacinta Musharaxa Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa Aqoonyahan Khadar Ciise Cabdi.

Dhamaan waxa la ogaysiinayaa Jahliyada reer Somaliland ee dalka Cannada in 04 08 2018 magaalada Toronto Lagu qabdoono xaflad balaadhan oo lagu shaacinaayo Murashaxnimada Xildhibaan Khadar Ciise Cabdi oo u sharaxan Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa

Xafladu waxa ay ka qabsoomaysaa 04 08 2018 Hallka Ciwaankiisu yahay :

Jj Best western Banquet Hall.

1468 victoria park avenue

Unit B1

Toronto ontario

M4A 2M2

416 759 4000

647 9018224

Kasoo qaybgal wacan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker