Jaaliyadda Maraykanka oo Banaanbax Samaynaysa

Ogaysiin – Somaliland Community ee Maraykanku waxay abaabulayaan in ay banaanbax weyn ku qabtaan magaalo madaxda Maraykanka ee Washington, DC. Siiba agagaarka US State Department iyo aqalka cad-ba, si ay ugu taageeraan sodon guurada ka soo wareegtay maalintii Somaliland ay kala soo noqotay medowgii ay 1960 la gashay Somalia.

Jaaliyadda reer Somaliland ee Maraykanka waan ka codsanaynaa in aad ka soo qayn gashaan banaanbaxaa taariikhdu waa May 18th, 2021, sacaduna waa 11: 00 AM.

Jaaliyadu Somaliland ee Washington, DC-na waxay diyaarinaysaa xalfad si weyn loo soo abaabulay si aan u xusno sanad guurada 30 ee Somaliland madax banaanideeda. Xalfadu waa bilaamaysaa May 18th , 5: 00 PM ilaa 12 midnigh (Casho iyo cabitaan ayaa ka hilikartaan).

Fadlan nagala soo qayb gala, wixii faa’iihin ah la soo xiriira telephone-dan.

Banaanbaxa la soo xiriir Ahmed M. Adan-Dheri Tel: 770-286-0488.

Xalfidana la soo xiriir gudoomiyaha Jaaliyada Washington, DC Jamal Y. Daroor Tel: 571-339-7777

{“subsource”:”done_button”,”uid”:”F4AA5183-2CA9-463A-AC99-7E00082736EE_1620260461630″,”source”:”other”,”origin”:”gallery”,”source_sid”:”F4AA5183-2CA9-463A-AC99-7E00082736EE_1620415459215″}

Alleh Mahed Leh

Abbas Omer

Washington, DC USA

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker