Tusaale Nool

Ugu horayn jumce wacan bahda warbaahinta webka

Tusaalaha nool ee dhalinyarada maanta ee somaliland e dhanka siyaasada mustaqbalkiisu ifayo Mohamud warsame jama afhayeenkii hore ee madaxtooyada somaliland waxa uu mudanyahay dhiiri galin iyo ku dayasho sababtoo ah waxa uu soo maray heerar kala duwan isagoo wakhtigii dhalinyaranimo ku soo qaatay qaybalaha kala duwan ee institutional dowlada oo uu xilal muhiima kasoo qaatay  hayaaankiisi siyaasada hadana uu u sharaxanyahay golaha baarlamaanka oo ah goobti sharci dajinta somaliland waxan ku bogaadinayaa musharaxnimada uu u taaganyahay waxanan alle uga baryaynaa inuu Alle ku guuleeyo.
khalid Mohamed

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker