Siyaasi Mustafe Shiine Oo Tilmaamay In Lacagta Musharixiinta  Lagu Xidhay Ay Dhib Ku Keeni Doonto Xisbiyada

Siyaasi Mustafe Shiine Oo Ka Hadlay Lacagta Musharixiinta  Lagu Xidhay Dhib Ku Keeni Doonto Xisbiyada Waddani iyo UCID, isagoo waraysi kooban uu siiyey Saab Tv kaga  hadlay arimo kale oo ku saabsan doorashada dalka.

Dhinaca kalena wuxuu sheegay inaanuu loolan ugu jirin booska Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker