Dahab ku soo daatay garoon diyaaraduhu ka duulaan oo Ruushka ku yaalla

Macdan qaali ah ayaa ku soo daadatay garoon diyaaradeed oo ku yaalla bariga fog ee dalka Ruushka, dhacdaa ayaana aad loola fajacay.

Arrintan ayaa dhacday ka dib markii uu jabay albaabka diyaarad ay saarnaayeen dahab iyo qalimaan oo ka duushay garoonka diyaaradaha ee Yakutsk iyada oo ku sii jeeday Siberia.

Ilaa 200 oo cad oo midkiiba 20-kg yahay ayaana ku daatay waddo ay diyaaraduhu ka duulaan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker