TACSI KU SOCOTA ILMA XASAN DIIRIYE IYO ILMA CISMAN NUUX DHEERE

Inaa li laahu wa inaa ileyhi raajicuun.

Dhamaan Jaliyada Somalida ee Magaalada Sheffield Waxay tacsi u dirayaan, qoyskii qaraabadii, ehelkii , gaar ahaan ILMA XASAN DIIRIYE oo Hooyadood .Ilaahay ha u  naxariistee .AMINA- SARGOAN CISMAAN NUUX DHEERE  ay ku gooriyootay magaalada London saaka 25/1/19.
Ilaahay ha un axariistee. Amiin.
Sidoo kale waxay tacsi u dirayaan dhamaan ilma Cismaan Nuux dheere geerida ku  timid walaashood Marxuumada Amina-Sargoan Cismaan Nuux dheere.

Ilaahay waxaanu uga baryaynaa inuu Janatul Aclaa geeyo .Dhamaanteena samir iyo iimaan inaga siiyo Amiin Amiin.

Mataan M Omar
Sheffield UK .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker