Somaliland Oo Mamnuucday Duulimaadyada ka Imanaya Yurub Iyo Wuqooyiga Maraykanka Ameerico.(Akhriso)

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ahna gudoomiyaha guddiga heer Qaran ee u diyaar-garawga iyo ka hortaga Xanuunka Covid 19 ayaa Soo saaray Warsaxaafadeed lagu joojinayo rakaabka ka imaanaya Yurub iyo Maraykanka.

 

 

War-saxaafadeed kasoo baxey Madaxweyne kuxigeenka ayaa lagu sheegay in Guddigu ay Qiimeyn ku sameeyey rakaabka ka imaanaya Wadamada Yurub iyo mareykanka ee u soo Safraya Gudaga Dalka .

 

 

Kuwaasi oo laga Cabsi Qabo inay Dalka Keenaan  Cudurka Coronavirus  ,Dadkan ka Imanaya Wadamada aan kor kusoo Xusnay ayuu Wadamaooda ka oo jiraa Xanuunku

 

 

In laga bilaabo maalinta Isniinta ah ee soo socota la joojiyey dhamaan diyaaradaha ka yimaada wadamada Yurub iyo Waqooyiga Mareykanka iyo in Diyaaradaha ka imaanaya dalalkaas aysan Soomaaliland keeni karin wax rakaab ah.

 

Hoos Ka Akhriso War Saxaafadeedkaas oo Qoraal ah

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker