Waa maxay shuruuda lagu xidhaa

Keene iyo kordhiye

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib maxaad ka taqaanaa shuruudaha

Lagu xidho qofka muusa wasiir  udoonta.

Kordhiye . saaxiib wax aad aragtay ayaad doonaysaa inaan kuu kordhiyee

Hadaba saaxiib shuruuda lagu xidho wasiirka ina biixi waxa weeye

Inuu miisaaniyadda wsaaradiisa ku daro horumarinta gebiilay iyo

Inta hoos timaada

Iyagana waax uu kula balamay inay warbaahinta adeegsadaan

Iayagoo mashaariicda eexashada loogu sameeyo ku sheegaya

Inay iyagu isku tashadeen oo dadweynuhu iska ururiyaan

Yacnii dadkoodaa  dadka kale ka fariidsan

Waxa loo sheegay in shantaa sannadoo iyo iyo intii kale la kordhin

Karaba aa ka faaiidaysataan waa fursad qaaliya yay idin dhaafin

Laakiin waxaanay ogayn in waxani xaaraan yihiin aakhirkana wax yeelo

Badani ka soo gaadhi doonto oo aan immika umuuqan.

Guuleed liibaan    snm1710@livecom.uk

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker