Xaalada Corona-virus ee Somaliland waa laba xaaladood mid uun.
Xaalada Corona-virus ee Somaliland waa laba Xaaladood mid uun . Sida ay dadkeenu ucabirayaan markaad waydiiso.
1. In aan Corona- Inasoo gaadhin oo daraasadaha iyo baadhitaanaduna mala awaal uun yihiin.!
2. In dadka reer Somaliland ama (dhulka somalida) uu saf mar ku yahay oo intooda badana ku dhacay, inta alle ku sababayna ay udhimanayso .
Tiriyooyinkan la sheeg sheegana Aad uga badanyahay.
Waa dooda cabirka ah ee dadka.
by: Abdirashiid Muuse Aadan (rashaad055@hotmail.com).