Daawo : Gabadh Somaliyeed Oo Ku Hadlaysa Luuqada Shiinaha Iyo Soo Jiidashada Indhaha Caalamka
Hargeysa(OWN) Huda gamar oo ah gabadh somaliyeed kana soo jeeda somaliland ayaa muqaal ay soo gelisay barteeda facebook si weyn u soo jiitay indhaha bulsho badan oo caalamka ah kedib iyadoo ku hadlaya luuqada afka shiinaha huda waxa kale oo ay ku hadashaa luuqado badan oo ay ka mid yihiin enlish iyo carabiga waana aqoon yahanad hasta shahadada dunida ugu sareysa ee PHD,
Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalkeeda
https://youtu.be/LJopGAXf15o