Isu-duwihii Wasaarada Tamarta & Macdanta Gobolka Sanaag oo Gaadhigiisii La Dhacay

Gaadhiga Isu-Duwaha Wasaarada Tamarta Iyo Macdanta ee Gobolka Sanaag  Mudane Cismaan Cumar Faarax ayaa Lagala Baxsadey Magaalada
Ceerigaabo Afurtii Caawa,  Gaadhiga ayaa yaaley Gurigiisa hortiisa,   Walow aan La Ogeyn Cida Rasmiga ah ee Gaadhiga la baxsatey Balse Ilo Xog   Ogaal ah oo Ku Sugan Magaalada Ceerigaabo ayaa sheegaya in gaadhiga ay la baxsadeen Jabhad Dhawaan lagaga dhawaaqey Gobolkasi oo La Magac Baxday Xaqdoon  .

 

Ugu danbeyntiina Ciidamada Amaanka Gobolka Ayaa wada Baadhitaano ku  saabsan cida gaadhiga la baxsatey iyo Halka gaadhigu hada yaalo Waxaana
Sidoo Kale Ku Baxay Ciidamadii Ugu Badnaa.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker