Daawo: Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo Hambalyeeyay Xuska Aas aaska Ciidamada Qaranka Somaliland
Daawo: Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani oo Hambalyeeyay Xuska Aas aaska Ciidamada Qaranka Somaliland. Qoraalkaas Hambalyada ah oo uu ku Saxeexnaa Afhayeenka Xisbiga Wadani Md Barkhad Jaamac Xirsi
ISAGOO DHAMYSTIRAN HALKAN HOOSE KA DAAWO: