Madaxweynaha Somaliland oo Difaacay Golaha Wakiillada, Itoobiyana ka yaabiyey
Hargeysa (OWN)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo maanta khudbad ka jeediyey Munaasibad uu ku daah-furay Bandhigga Wax-soo-saarka Wershadleyda ee dalka, ayaa si adag u difaacay muddo-kordhinta loo sameeyey Golaha Wakiillada.
Muuqaalka Hoose ka Daawo