INA SULUB MIYUU QAATAY Keene iyo kordhiye

Ina sulub miyuu qaatay

Keene iyo kordhiye

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib odaygii INA SULUB miyuu

Qaatay meeshii yarayde loo magacaabay.

Kordhiye. Saaxiib haddii uu qaato mansabkaa aan kii sii ahayn

Wuxuunbuu ka mid noqonayaa mashqacii beesha lagu tijaabina-yay

Laakiin aniga wuu igala weynaa nin meeshaba u hungurooda

Aad baanu qiimihiisu hoos ugu dhacayaa waxaana loo bixin doonaa

HANYARE.

Markaa saaxiib ninka manta ku biiraya dulmigan aloosan

Oo weliba mansab lagu yasayo qaadanaya isagoo weliba

Reer BOQOR ka soo jeeda aad bay ufool xuntay dhacdadaa

Iyada ahi AH IYO AHEEY ARIMUU GURACANAA.

 

GUULEED LIIBAAN  SNM1710@LIVECOM.UK

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker