Haddii aanu nahay ururka bidhaan waxa aanu soo dhaweynaynaa Caleemo saarka suldaanka cusub ee Muuse Cabdalle

“Haddaanu nahay ururka Bidhaan waxaana soo dhaweynaynaa caleema saarka Suldaanka cusub ee beesha Muuse Cabdalle Suldaan Cabdiqani Khaliif, kaas oo bisha 12aad ee sannadkan  lagu caleemo saari doono Buurta GACAN LIBAAX, Suldaanka oo wakhtigan udiyaargarawga Caleema-saarkiisa  laga dareemayo hargeysa iyo Somaliland ba, islamarkaana noqonaya SuldaanKii  Labaad ee ay Doorto  Beesha Muuse Cabdale, waxaa na ilaahay u baryaynaa suldaanka in uu u fududeeyo xilka loo eegmaday.”

 

Ururka Bidhaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker