Waa khajilaad la,aan

Waa khajilaad la,aan

Waxa soo socota 17/ 10 /   oo ah maalintii shuhadada

Alla haw naxariisto dhammaantood.

Markaa bulshada s/laaney waxaa arki doontaan qaar madaxa

Oo ka sheekayn doona halgankii iyo wixii la diiday ee ay udhinteen

Mujaahidiin tani taasina waa run waxaa ay sheegidoonaan

Hadaba ta layaab kali waxa weeye waxan ladiiday ee loo dhintay

Uu isagu qirayo ayaa ah wax immika isaga shaqadiisa noqotay

Oo immika uu xaq daro mid ku xidhay

Oo mid ku dilay oo hanta qaran ku boobay

Oo qaraaba kiil ku hawlan

Oo aan lala xisaab tami Karin

Oo nabadii khatar ku jirto

Oo bulshadii colaysiiyay

Oo cadaaladii iyo distoorkii jeebka ku qaatay

Ooooooooooooooooooooooooooooooooooo

Miyaanay taasi khajilaad la.aan hayn

Markaa bulshadaa ujawaabi doonta kuwa noocaasa

Oo odhan doona waar adigu miyaanad faqash ka xumayn.

 

Maxamuud cismaan ( moholin )

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker