URURKA BIDHAAN OO SHAACIYAY IN AY KALSOONIDII KALA LAABTEEN XISBIGA WADDANI

 

Ururka dhalin’yarada cumar cabdalle ee “bidhaan” oo maanta shaaciyay inay gabi’ahaantoodba ay si kama danbeysa uga baxeen xisbiga waddani .

Hadii aanu nahay Ururka dhalin’yarada “cumar cabdalle” ee “bidhaan”waxaanu dhamaantayo isla qaadanay manta inaanu
Ka baxno si kama danbeysa xisbiga waddani oo ahaa mid kamida azxaabta qaranka sababo jira awgeeed .

●xisbiga waddani waxa kale oo uu noqday xisbi jahwareersan oo ay hogaamintiisu tahay mid ay cadaalad darro’weyni hadhaysay dushiisa .
●xisbiga waddani Inuu noqday xisbi xaafad qudha oo qoysnimo taladiisu ku soo uruurtay
Isla markaasina taladiisa aan lawada lahayn .
●xisbiga wadani waxa uu noqday mid aan ahayn xisbi dhalinyarada u dabacsan oo aan wax wada shaqeyna la lahayn
●hadi aanu nahay ururka dhalin yarada cumar cabdalle waxaanu ka dhex arki weynay xisbiga waddani gabi ‘ahaantiba dantayadii oo aanu marki hore islahayn
Wuxuu noqon xisbigani xisbi gacan ama garab u noqon kara dhalinyarada reer somaliland
Balse markaanu argnay ina aanay waxba kasoo naaso caddeyn oo taladiisa dhexdiisa layska baafinaayo waxaanu go’aansannay in aanaan ku kadsoomin
Oo wakhtigu nagagalumin rajadiisa .
● ugu danbayntii xisbigani wuxu noqday xisbi cid gaari leeday isla markaasina shaadh qoys loo gashaday oo magacisu noqday xisbi “muse’cabdalle” oo garxajis dhexdiisa layskaga baafinaayo .

Gabi ahaan qodobadaas aanu kor ku xusnay
markaanu rog’rognay
Markaanu eegnay
Markaanu tashanay
Markaanu dib isugu noqonay
Waxay ka fursan weyday inaanu qaadano go’aan ah in aanu wakhtigu nagaga dhex lumin isla markaasna aanu ka hilawlno xisbigaas oo ah xisbi aanay waxba noogu dhex jirin.

Allaa mahad iska le

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker