Ilaahay Dartii Ku Caawi , Qoyskan Tabaalaysan ee Ilma yari ka Xanuun Sanayo

Ilaahay Dartii Ku Caawi , Qoyskan Tabaalaysan ee Ilma yari ka Xanuun Sanayo, Ilmaas yar oo ah mid U Haleelay Xanuunka Baaralayska ama Xubnaha Jidhkiisa ka dhigay kuwo Naafoobay , isla markaan waa qoys aan awoodin inay ilmohooda geeyaan Dhakhtar debedeed

Waxaanay Ummada Soomaaliyeed iyo dhamaan Ummada Muslimiinta ah ba ka Codsanayaan inay Dar ilaahay u Caawiyaan

Hadaba Walaal wixii Aad ilaahay dartiis ula baxayso ugu KALA Xidhiidh Numbarada Hoos ku Qoran .

Uguna dir numbaradooda Zaad leh

Magaca Hooyada Dhashay Ilma yar:: Labca Muxumed Cali   Tel: 0636052908

Magaca Aabaha dhalay wiilka Tabalaysan: Xariir Ahmed Cige.  Tel: 4485567

 

T

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker