Waar Xuurtu goormey gorgor noqotey?

Waaryaadhaheen XUUrta maxaa loo sheegtey?. Waxyaabaha Somaliland beryahan ka dhacayay ilaa tobankii sano ee u danbeeyey waa wada FANTASTIC ama wax klagu qoslo. Bal immik deegaan dhan iyo reero dhan ayaa XUUR miskiinad ah intey gardarro ku dileen weliba masabidey oo yidhi ninbey soo weerartey oo isaguna dhalfiifaha ka dhigey. Ceebta dhacdey waa bileyskii iyo odayadii magaalada oo xuur intey iskusoo sawireen doonaya dadka iney GORGOR ugu sheegaan. Ceebta looma fadhida ahi ee waxaba isku shubatey ayaa Iyana ah in xuurtii la diley oo gorgor loo NIYOODAY intoo baabuur shidaal lagu shubo hargeysa loosoo gelbiyo.
Waar yaadhaheen reer HEBELOW sidaa wax leedihiin?. Waaryaadhaheen immika ma geesinnimo raadis ayaa iyo ammaan doonis ayaa ilaa halkaas ummadaas la maraya?. Xataa, xishood, xataa in yarna ? indho adakaa ma BACAADAA?.

Ugu danbey kooxaha xaywaanka u ololeeyaa XUURtaa dadkii MASABIDEY maxkamad halla tiigsadaan Ayaan ku talin lahaa ?.

Murbadle Maradheere

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker