Wararkii Ugu Danbeeyey Afduubka Gabdhaha Soomaalida Ee Xaafada Islii Ee Nairobi

Dalka  Kenya  ayaa  waxaa aad looga hadal hayaa afduub loo geystay gabdho Soomaali ah iyadoo qaar kamid ah gabdhahaas aanan ilaa hadda la ogeyn halka jaan iyo cirib ay dhigeen.

Cabsi iyo welwel ayaa lasoo deristay shacabka ku nool magaalada Nairobi kadib markii afduub loo geystay tiro gabdho ah oo.

Qaar kamid ah mas’uuliyiinta Soomaalida Kenya ayaa ugu baaqay laamaha amniga inay ka hortagaan afduubka isla markaana ay ilaaliyaan amniga dadka rayidka ah.

hadaba halkan hoose ka daawo wararkii ugu danbeeyey arintaas.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker