Laba sababood oo uu ku hagaagsanaa Cabdiraxmaan Guul-wadde

Cabdiraxmaan Guulwadde haduu yidhi xasuuqii laggu gumaaday ciidmadii dawladii soomaaliya ee isir ahaan somaliland kasoo jeedey , caruurtii ,waayeelkii iyo dadwaynihii,isla markaana uu deedafeeyey xaquuqda maytidaa xaqdaradda laggu laayey, wuu hagaagsanaa laba sababoodba .

1- Marka horrebe Guul-wadde wuxuu ka mid ahaa Taliskii gaystay gumaadkaa ee gacan ku dhiiglaha ahaa .

2- Marka labaadna wuu hagaagsanaayoo wuxuu la hadlayay kuwii Prof sheeganayay ee maalintii dhawayd sheegayay in ay u hiloobeen meeshii waxaasi joogaan , waxaanu ina tusayay aqoonta iyo garaadka kuwaasi  u hiloobeen .

 

Axmed Nuur Guruje

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker