Daawo: Ganacsadaha Reer  Jabuuti Ee Ina Boore Oo 170000 $ Ugu Deeqay   Gudida la Tacaalida Covid 19 ee Somaliland.

Daawo: Ganacsadaha Reer  Jabuuti Ee Ina Boore Oo Lacag Iyo Raashin Ugu Deeqay   Gudida la Tacaalida Covid 19 ee Somaliland. Lacagta oo ka ah 100000 oo Cash ah iyo 70000 kun oo Dollar oo uu Ganacsaduhu ugu Talo galay In lagu soo Iibiyo Raashin lagu Taakulaynayo Dadka Reer Somaliland ee Uu Asiibay Xanuunka Coronavirus , Waxaana Deeqdaas Gudoomay Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Abdirahmaan Cabdilaahi ismaaciil Saylic

Halkan Hoose ka Daawo Munaasibadaas lacagta lagula kala wareegay

 

 

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker