Madaxweyne Muuse Biixi Muxuu Ku Waayey Kala Fogaanshihii isaga iyo Xildhibaan Faratoon

Madaxweyne Muuse Biixi Muxuu Ku Waayey Kala Fogaanshihii isaga iyo Xildhibaan Faratoon Ex Wasiirkiisii hore

Dad badan, oo Reer Laascaanood ah ayaa aaminsan in Wax badani kaga Lumeen Madaxweyne Biixi sidii, uu ula dhaqmey Xildhibaan Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir(Faratoon), iyo Ragiisii Intii ka Dambaysay Loolankii Golaha Wakiilada ee lagaga Guulaystay Xisbiga talada haya ee Kulmiye.

Sida ay Daaha ka feydeen Xogo, ku Xidhiidhsan kala fogaanshihii Madaxweyne Muuse Biixi iyo Xildhibaan Yaasiin Faratoon ayaa sheegaya, in ay Qeyb ka tahey Wakhti Xaadirkan, sida ay u guracan yihiin Dhaqdhaqaaqa ka Dhexeeya Shacabka Reer Laascaanood ee Kacdoonka Culus Wadda iyo Xukuumadda uu hogaaminayo Madaxweyne Muuse Biixi, Waxaana halkaa kujira Qoddobo badan oo aan Faafaahin Lahayn.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker