Murrashax Barkhad Batuun Oo Si Weyn Looga Taageeray Dadweynaha Xaafadda Daami Ee Hargeysa

Dadweynaha Xaafada Daami oo maanta isu soo bax sameeyey, ayaa taageero u muujiyey Murrashaxiinta Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillad uga sharaxan.

Dadweynaha oo isugu soo baxay Xaafada, ayaa sheegay in ay taageero cod iyo cududba leh la garab taagan yihiin Murrashax Barkhad Jaamac Batuun iyo xub kale oo deegaankaasi uga sharaxan Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker