XAAJI CABDI KARIIM WARAABE ODAY MUCJISA AHAA OO SAMAHA IYO WANAAGU ASTAANTIISA AHAYD
Allaha ha u naxariisto xaaji cabdi kariim oo loo yiqaanay cabdi waraabe ooΒ uu alle weyne siiyay cimri dherer,isagoo waligiiba u taagnaan jireyΒ wanaaga iyo isku soo dhawaynta ummadaha.nin qalbi wanaagsanaa,oday xikmad badnaa taariikhdiisauna sammo iyo wanaagΒ ku duugnaa, nin aragti dheeraa isagoo ahaa nin tusaale wanaagsan u ahaa cid kastoo sammaha u ollaysa ugu danbayntiina ka baxayΒ ummada soomaaliyeed gaar ahaan jamhuuriyadda somaliland.
taariikhdiisa ku dheeraan maayo waxba laga qoray buug dhan oo qiime leh dushiisana summad looga dhigay samo talis.oo u qoray qoraa hal abuur aqoonayahan siciid mohamuud gahayr.
balse waxa habboon in laga barto falsafada iyo xikmadaΒ ku duugan noloshiisa taas oon laga goyoon karayn.hadda alla waxaan u wayddiinayaa janno isagoonaΒ hoyday xilli kheyr leh oo ramadaan lagu jiro, waxaan leeyahay qof kastoo sammo fallaha haga dhigto model iyo ku dayasho,ninkaa weyn ee maanta ka baxay iyo tiirka nabada ee maanta tii xaqa ahayd u timid inalilaah wa ina ilahi raajicuun
hamse riiraash



